Daawo”Doorashadu wakhtigeedii ayay ku qabsoomaysaa laakiin waa inaan xooga isugu gaynaa xaalada abaaraha” Muuse Biixi

Hargyesa(Slpost)-Musharaxa xisbiga talada dalka ahaya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka halday dhankiisa go’aanka ay isla qaateen matalayaasha siyaasada Somaliland ee dib u dhigista diiwaangalinta doorashooyinka.