Daawo”Cabdiraxmaan Waxa Uu Ka Soo Jeeda Beeshii Dhab Libaax Ee Sideeda Sano Daahir Rayaale Ku Jiifay Maanta Waxa Uu Xaq Uu Leeyahay In Dhabta Reer Awdal Ku Jiifo..” Axmed Muumin Seed.

Booram(Slpost)-Guddoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay jeegaanta siyaasadeed ee ka dhaxaysa Samaroon iyo beesha Cabdiraxmaan Cirro.