Daawo”Alle ayaan u toobad keenay reerna waan noqday” Fanaanada Fartuun Cumar oo Sheegtay In ay Ka Baxday Fankii

Hargeysa(SLpost)Fanaanada Fartuun Cumar ayaa ku dhawaaqday inay alle u toobad keentay fankana ka baxday, sida oo kale wax ay fan ka bixideeda muuqaal ay ku sheegaysay ay ku tilmaamtay inay guursatay.