DAAWO: Xukuumadda Somaliland, Xisbiyada Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo ka hadlay Kulamo gooni-gooni ah oo Hargeysa ku dhexmaray

 

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, Xisbiyada Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo taageera dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka Somaliland oo kulamo gooni-gooni ah yeeshay maanta, ayaa siyaabo gaar-gaar ah uga hadlay kulamada ay yeesheen iyo waxyaabaha laga wada-hadlay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, Siyaasi Xuseen Cabdi Caydiid oo ka tirsan Xisbiga Waddani iyo Safiirka Midowga Yurub oo hoggaaminayey weftiga Beesha Caalamka, ayaa sharraxaad ka bixiyey kulamo gooni-gooni ah oo maanta gelinkii dambe ku dhexmaray magaalada Hargeysa.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Masuuliyiinta