Daawo:-Xukuumada Oo Talaabo Adag Ka Qaadaysa Dadka Dhuxul Ka Shida Dhirta Galoolka,Qudhaca iyo Xero U Dhaladka Oo Dhan

Hargeysa(SLpost)_Wasiirka Deegaanka Shukri Xaaji Bandare ayaa go’aano culculus ka soo saartay dhuxusha lagu dhameeyay dhirtii dalka, waxaana haatan ay go’aamisay in aan dhuxul laga shidi karin dhirta xero u dhaladka ah.