DAAWO: Xog-warran lala yeeshay Dhalinyaro ka mid ah Dadka aan Waxba Maqlin (Dunida Aamusan)

DAAWO: Xog-warran lala yeeshay Dhalinyaro ka mid ah Dadka aan Waxba Maqlin (Dunida Aamusan)Hargeysa (SLpost)- Halkan waxa aanu Akhristayaasha ugu soo gudbinaynaa Waraysi lala Yeeshay Qaar ka mid ah Dhalinyarada laxaadka dhinaca Maqalku ka maqan yahay (dhegooleyaasha), kuwaas oo farriintooda ku tabinaya Luqadda u Gaarka ah Dunida Aamusan.

Waraysigani wuxuu qayb ka yahay barnaamijka DUNIDA AAMMUSAN ee warbaahinta SIR [Somali Investigative Reports] kaga hadlaan marxaladaha ay ku sugan yihiin dadka aan waxba maqlin ee ku nool guud ahaan Somaliland, gaar ahaan Hargeysa. Waxa kale oo warbaahinta SIR ay idiinku soo gudbiyaan barnaamijka DUNIDA AAMMUSAN duruus la xidhiidha sidii dadka aan wax maqlinwaxaana soo saaray Bahda SIR (Somali Investigative Reports).

 

 

HALKAN KA DAAWO

 

SOMALILANDPOST.NET