Daawo:-Xildhibaano ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Laasacaanood U Gaadhay Sababo La Xidhiidha Saami Qaybsiga Golaha Wakiilada Ee Gobalada Dalka

Sool(Slpost)-Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada ee Somaliland ayaa gaadhay Laasacaanood waxaanay halkaas ka wadaan arimo la xidhiidha xildhibaanada golaah wakiilada iyo xeerkii lagu soo xuli lahaa iyo arimo aanay ka maqnayan saami qaybsiga gobalada ee arintaas.
https://youtu.be/eM4RIOnB5UM