Daawo:-Xayndaabka Dayar Ah Oo Loo Samaynaayo Barkadaha Biyaha Kaydka Hargeysa

Hargyesa(SLpost)- Waxa maanta la dhagax dhigay dayr balaadhan oo lagu wareejinaayo barkadaha lagu kaydiyo biyaha magaalada Hargyesa.