Daawo:-Xaglatoosiye Oo Luuqad Aad U Adag Kula Hadlay Dagaal Ooge Cali Khaliif

Buuhoodle(SLpost)-Wasiirka caafimaada Somaliland Saleebaan Ciise Xaglatoosiye ayaa si cadho leh hadalo ugu duray Cali Khaliif oo deegaanada Buuhoodle iyo Qorilugud danaynaaya inuu ka dhex abuuro xiisad isla markaasna habeen hore miray reero xoolo dhaqato ah.