Daawo:-Xabaal Wadareed Aas Maamuus Loogu Sameeyay 10 Ka Mid Ah Dadkii Shalay Shilka Ku Dhintay

Hargeysa(SLpost)Alle hawnaxariistee waxa maanta aas maamuuseed loogu sameeyay Hargyesa toban qof oo ku dhintay shil baabuur oo shalay ka dhacay inta u dhaxaysa kala badh iyo gabiilay.