Daawo:-Xaalada Abaareed Ee Awdal oo Sii Xumaanaysa iyo Gudida Abaaraha Oo Sidii la Rabay Uga Jawaabin

Awdal(Slpost)-Xaalad Abaareed oo aad u adag ayaa haatan ka taagan gobalka Awdal, abaartan ayaa saamay aad uweyn ku yeelatay xoolaha iyo dadkii ku noolaaba, waxaana wakhtigan aad laysugu haystaa biyaha oo ah waxa ugu danbeeya ee aadamaha nolashiisu ku xidhantahay.