Daawo:- Xaalad Naxdin Badan Oo Haysata Reer Awdal Dadkii Oo Dhanka Magaalooyinka Naf Soo Biday

Boorama(Slpost)-Inta badan dadkii xoolo dhaqatada ahaa ee gobalka Awdal ayaa xoolahoodii abaarahu ay laayeen waxaana haatan ay xaaladu maraysaa dadka oo dhanka magaalooyinka nafta kula soo cararay, abaartan ayaa ah mid ka sii daraysa waxaana lagu warmaya ainay jiraan dhimasho iyo dhaawac