Daawo:-Wiilyar Oo Baalashle Ka Ah Boorama Oo Nolashiisa Laga Waraystay

Boorama(Slpost)-Wiilkan yar oo ku shaqaysta shaqada baalashka ayaa waji farxadle u qaabilay wariyihii waraysanaayay waxaanu ka hadlay dakhligiisa iyo qoyskooda oo uu ku taageero inta badan waxa uu maalintii soo shaqeeyo
tps://youtu.be/64gOv4NCKIo