Daawo:-Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Ku Baaqay In Aan Abaaraha Tafaraaruq Lagu Qaabilin

Hargeysa(Slpost)-Wasiirkii hore ee madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali ayaa ku dhawaaqay in haatan loo baahan yahay in loo idoobo sidii abaaraha loo qaabili lahaa isla markaasna meesha looga saari lahaa in ay cidiba wax la yaacdo.
https://youtu.be/UP9ffhTDfJU