Daawo – Wasiirka Tamarta iyo Macdanta oo Khudbad ka jeediyey Shirweynaha Maal-gashiga Macdanta ee Qaaradda Afrika

Cape Town (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland, ayaa khudbad ka jeediyey Shirweynaha 20aad ee Maal-gashiga Macdanta Qaaradda Afrika (20th African Mining INDABA) oo markii u horeysay lagu soo Marti-qaaday Somaliland.

Shirkan oo ah mid sannadle ah oo lagu qabto dalka Koonfur Afrika, ayaa sannadkan Somaliland nasiib u heshay inay ka Qayb-gasho isla markaana ku shaaciso damaceeda ku aaddan Maalgashi Caalami ah loo helo Kheyraadka Dabiiciga ah ee dalka.

HALKAN KA DAAWO Khudbadda WASIIRKA