Daawo:-Wasiirka Dibada Somaliland Sacad oo Ku Dhawaaqay Dardargalinta Wadahadaladii Somaliya

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ku dhawaaqay in ay dardargalinayaan wadahadaladii ka dhaxeeyay Somaliya, waxaanu nasiib daro ku tilmaamay in aan wadahadaladaas waxii lagu heshiiyay aan la hirgalin.
https://youtu.be/tNJVKeEPclw