Daawo:-Wasiirka Dib U Dajinta Oo Amaanay Wasaarada Uu Xilkeeda Hayo Iyo Waxyaabaha Uu U Sibir Saaray Amaantaas

Hargeysa(Slpost)Wasiirka dib u dajinta CalI Siciid Raygal ayaa amaan ku dawakhiyay gudida joogtada ah ee golaha wakiilada xili ay warbixin ka doonayeen in uu ka siiyo waxyaabaha ay ku hawlantahayw asaaradaasi.