Daawo:-Wasiirka Deegaaka Oo Baabiisay Seerayaal Sharcidaro ah oo Laga Sameeyay Deegaanka Tuulada Xaaxi

Xaaxi(Slpost)-Deegaanka Xaaxi ayay wasiirka deegaanka shukri xaaji Bandare ka burburisay seerayaal cusub oo laga bineeyay dhulkii daaaqa ahaa, waxaanay daboolka ka qaaday inay awooda saari doonaan burburinta dhamaan seerayaasha dhibay xoola dhaqatada

https://youtu.be/MRjkqvEDM1o