Daawo:-Wasiiradii Jabuuti Ka Joogay Somaliland Oo Si Liidata Uga Hadlay Dagaalkii Qaawanaa Ee Jabuuti Ku Soo Qaaday Somaliland

Hargeysa(SLpost)-Wasiiradii arimaha gudaha iyo kaluumaysiga ee Somaliland ka joogay Jabuuti ayaa si liidata uga hadlay dagaalkii qaawanaa ee Jabuuti ku soo qaaday ciidamada bada Somaliland, waxa ay sheegeen in jabuuti ay hore ugula jireen heshiis dhanka kaluumaysiga ah oo laysku talaabi karo hadana waxay ku eedeeyeen markabkii inuu biyaha jabuuti u talaabay isaga oo sita calanka Somaliland.