Daawo:-Wasiir Cukuse Oo Gurigiisa Ku Booqday Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid

Hargeysa(Slpost)_Wasiir Cukuse ayaa gurigiisa ku booqday wariye Cabdiqaadir Maxamed oo ku xanuunsanaya gurigiisa, waxaanu warbaahinta uga warmay kaalinta muuqata ee uu ku lahaa shaqadiisa.