Daawo:-Wasaarada Macdanta Somaliland Oo Xeerka Qabyo Qoraalka Tamarta Hor Keentay Shirkadaha Tamarta

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka macdanta iyo tarta Xuseen Cabdi Ducaale ayaa soo hordhigay shirkadaha tamarta xeerka qabyo qoraalka tamarta.