Daawo:-Wasaarada Deegaanka Oo Ka Hashay Sababta Ay Fanaaniinta U Xidhxidheen

Hargeysa(SLpost)Wasiirka wasaarada deeganka Shukri Baandhare ayaa si faafaafsan uga hadashay fanaaniin la sheegay inay saldhiga dhaxe ugu xidhan yihiin wasaaradaas.