Daawo:-Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Xiiso Badan Ka Diyaariyay Filand iyo Nolasheeda Adag Ee Barafka

Finland(SLpost)-Wariye Cabdisalaan Hereri ayaa ka diyaariyay dalka Finland barnaamij aad u qiimo badan oo xooga lagu saaray xaalada Soomaalida halkaas degan iyo sida ay isku dhex galaan dadka dalka u dhashay iyo waliba salaadaha qaarkood oo wax yar oo wakhti ah uu u dhaxeeyo.
https://youtu.be/k_ptjS5Dh4c