Daawo Waraysi uu Somaliland ku soo qaaday oo lala yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya

Muqdisho (SLpost)- Weriye Khaalid Foodhaadhi oo ka tirsan Telefishanka Goobjoog, ayaa waraysi dhinacyo kala duwan ka hadlaya la yeeshay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Mr Baashe oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland.

 

Qaabka uu waraysigu u dhacay iyo jawaabaha uu Mr Baashe ka bixiyey su’aalaha la weydiiyey, kaga bogo muuqaalkan hoose