Daawo:-Wakaalada Horumarinta Wadooyinka Oo Ka Hadashay Halaheeda Shaqo iyo Difaaca Ay Ka Gashay Wadada Ceerigaabo

Hargeysa(Slpost)-Maareeyaha haayada wadooyinka Somaliland ayaa ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay tan iyo intii laga soo hoos saaray wakaalada madaxtooyada oo la hoos keenay wasaarada hawlaha guud.
https://youtu.be/KK4hsuFeWHQ