Daawo Ujeeddada Dood Xiisa Badan oo Dhexmartay Cabdikariim A Mooge, Guuleed Dafac iyo Xubno Dhalinyaro ah

Aqoonyahan Cabdikariim Ahmed Mooge oo ah hormuudka ololaha nabadda Somaliland, Guuleed Dafac oo u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda bani’aadamka iyo xubno kale oo dhalinyaro ah, ayaa Arbacadii Todobaadkan magaalada Hargeysa kaga qayb-galay barnaamij dood ah oo su’aalo lagaga weydiiyey Qaababta ugu habboon ee loo mari karo  nabadda iyo heshiisiinta ee gudaha Somaliland, taas oo qayb ka ahayd barnaamij lagu xoojinayo nabadda oo todobaadkan lagu qabtay Hargeysa.

Haddaba Muuqaalka Hoose ka daawo Doodda Dhexmartay Dhalinyaradan

https://www.youtube.com/watch?v=LeN0anb977w