Daawo:-Todobo Qof oo u Dhashay Dalka Hindiya Ayaa Lagu Qabtay Berbera Iyaga Iibinaaya Daawooyin iyo Waxa Lagu Xukumay

Hargeysa(Slpost)-Taliyaha laanta socdaalka Somaliland ayaa ka warbixiyay todoba qof oo u dhashay dalka hindiya oo daawyooyin sharci daro ah ku iibinayay dalka, kuwaas oo loo mustaafirinayo dalkoodii.