DAAWO TAXANAHA TAARIIKHDA SOOMAALIDA: Khiyaamadii SNM ku samaysay Mengistu Haille iyo Heshiiskii Dhexmaray Siyaad Barre

Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Qarnigii tagay iyo Xogo Muhiim ah. Waa Qaybta 24 iyo 25aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida iyo Wixii ka dhacay Qarnigii Tagay.