Daawo:-Somaliland iyo Puntland Ciidamadeeda Oo Isku Fara Saaray Magaalo Gobalka Sool Ka Tirsan

Sool(Slpost)-Ciidamo ka tirsan maamul gobaleedka Puntland ayaa maanta uu dagaal ku dhaxmaray ciidamada Somaliland xuduuda ay la wadaagto dalka Somaliya,dagaalkan oo aan la xubin khasaarahiisa ayaa sida lagu soow armaayo khasaare gaystay.
https://youtu.be/paKpFkoKvsI