Daawo:-Somaliland iyo Itoobiya Oo Shir Muhiim Ah Uu Uga Furmay Magaalo Xeebeedka Berbera

Berbera(SLpost)-Itoobiya iyo Somaliland ayaa uu shir muhiim ah uga furmay magaalo xeebeedka Berbera oo dawlada Itoobiya ay danaynayso inay la wadaagto Somaliland.