Daawo:-Somaliland iyo Itoobiya Oo Heshiis Kala Saxeexday

Hargeysa(SLpost)-Itoobiya iyo Somaliland aya akala saxeexday heshiiyo dhinacyo badan taabanaya kuwaas oo lagu gaadhay shir maalmihii ugu danbeeyay ay ku lahaayeen magaalo xeebeedka dekeda ah ee Berbera