DAAWO Showgii Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee NAIROBI iyo wacdarihii Fannaaniinta

XIDIGAHAFannaaniinta Xiddigaha Geeska, ayaa todobaadkan ku soo bandhigay magaalada Nairobi ee Xarunta dalkaasi Kenya Bandhig-faneed soo jiitay Soomaalida ku dhaqan magaaladaas, waxaana showgan wacdaro ka muujiyey fannaaniinta Nimcaan Hilaac, Maxamed Cirro, Xamda Queen iyo Cabdiraxmaan Oday.

HOOS KA DAAWO