Daawo:-Sheekh Si Macquul A Isu Barbar Dhigay Wadaadadii Hore iyo Kuwa Danbe iyo Sababta Culimada Guurka U Badiyaan

Hargeysa(Slpost)-Sheekh SHakuul ayaa is barbar dhig ku sameeyay culumada wakhtigan iyo culimadii hore ee Soomaalida, kana haday sababta guurka badan culimada Soomaalidu ay sameeyaan.