Daawo:-Sheekh Aadan-siiro Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Dhulka Danta Guud Ee Ay Iibinayso

Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray ayaa xukuumada ku dhaliilay dhulka danta guud ee ay u iibinayso sida aan haboonayan