Daawo:-Sheekh Aadan Siiro Oo 15 Booyadood Oo Biyo Ah Gaadhsiiyay Deegaano Ka Tirsan Gobalka Maroodijeex Oo Haraad Ku Hayay Dadka Abaaraysan

Hargyesa(Slpost)-Sheekh Aadan maxamuud Xiiray Siiro ayaa maanta gaadhsiiyay booyadado biyo ah dadka abaaruhu ay naafeeyeen ee gobalka Maroodijeex tuulooyin hoos himaada, waxaanu faahfaahiyay lacagta biyahaas cida ku soo hagaajisay.