Daawo:-Saylac Oo Maalintii Labaad Mudaharaad Ka Dhacay Dayir Wasaarada Maaliyadu Ay Dhisanayso

Hargeysa(SLpost)-Magaalada Saylac ayaa mudaharaad xoogani uu maanta ka dhacay kadib markii dad wali ka gadoodsan dhul ay wasaarada maaliyadu dhisanaysay.