Daawo:-Saanadda Naxdinta leh ee Ruushka.(Gantaalka TOPOL. M)

Hargeysa(SLpost)-Wadooyinka tuuada Tiyeeko ee Mandaqada Manawa ee Dalkaasi Ruushka , ma aha shayga keliya ee aad ku arkaysaa boodhadhka xayaysiisyada iyo xarumaha ganacsi ee halkaa ku yaalla laakiin sidoo kale waxa  waddo kasta kaaga muuqanaya looxyada ama boodhahdhka ay ku xardhan yihiin gantaalaha ridada fog ee nooceedu yahay Topol M kana mid ah saanadda ciidamada ee wadankaasi .

 
https://youtu.be/xJxYYaPS1ic