Daawo:-Riigag Fadhiistay Oo Wasaarada Biyaha Somaliland Ay Dib Uga Shaqaysiisay Gobalka Sanaag

Sanaag(Slpost)-Waxa gobalka Sanaag dib looga shaqaysiiyay riigaga fadhiistay kuwaas oo marka hore ay ku xidhanaayeen dad iyo duunyo badan, inkasta oo haatan roobabkii gugu ay ka curteen Somaliland, hadana waxa wali sii jirta baahida biyo loo qabo.