DAAWO Qaybta 8aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

TATAARKA8aadHalkan ka daawo Qaybta 8 ee Taxanaha Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.