DAAWO Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka (Mongols) iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

 

Waxaanu Akhristeyaasha halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka taas oo ah Cahdigii Boqortooyadii Tataarka ama Mongols-ka iyo dhibaatadii ay u geysteen Dunida, gaar ahaan Islaamka.

https://youtu.be/WTKpgEU2fIc