Daawo:-Qaar Ka Mid Ah Haweenka Jabuuti Oo Taageero U Muujiyay Masharaxnimada Madaxweynaha Dalkaas

Jab uuti(Slost)-Xaflad balaadhan oo ay isugu yiaadeen haween ka mid ah Jabuuti ayaa taageero buuxda u muujiyay madaxweynaha haatan ee dalkaas Geel oo u sharaxan doorashada maalmaha fooda inagau soo haya ka dhaci doona dalkaas oo uu markii afaraad u ordi doono.
https://youtu.be/ET22PLyQ7sg