DAAWO Qaabkii uu u dhacay Shilka Khasaaraha Dhimashada iyo Dhaawac Sababay ee Weftiga Madaxweyne Siilaanyo

BERBERAHargeysa (SLpost)- Waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Dhaawacyada ka dhashay Shilal Baabuur oo ku yimi Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo saaka ka soo ambabaxay magaalada Burco oo ay labadii habeen ee ugu dambeeyey ku sugnaayeen.

Sida shilkaasi u dhacay iyo weliba sidii Madaxweynaha loogu soo dhaweeyey Sheekh iyo Berbera, ka daawo Halkan.

GUJI HALKAN SI AAD U DAAWATO