Daawo:-Qaabdhismeedka Magaalada Salaxlay Oo La Qaabeeyay

Hargeysa(Slpost)-Waxa lagu bilaabay qorshayn magaalada Salaxlay oo ah degmo guun ah, waxaana la diyaarinayaa wadooyinka iyo magaaladas goobaha ay degi lahayd.