Daawo:-Puntland Oo Somaliya Ku Eedaysay Al-shabaabta Deegaanada Ka Qabsatay

Garooe(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha Puntland ayaa ku eedeeyay dawlada Somaliya inay ka danbaysay koox ka tirsan Al-shabaab oo ka qabsatay deegaano isla markaasna weeraro horle ku soo qaaday, waxaanay arinta u sibir saareen in Puntland ay diiday nidaamka waxqaybsi ee 4.5.
https://youtu.be/f1fpzutR2Ew