Daawo Nuxurka Qudbad Madaxweyne Biixi ka jeediyey Xuska Sannad-guurada 25aad ee Ciidanka Qaranka Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka ka qaybgalay sannad guurada 25aad ee aas aaska Ciidanka Qaranka Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 02-02-2019, waxanau halkaas ka jeediyey Madaxweynuhu Qudbad Dhinacyo kala duwan ka hadlaysa.

MUUQAALKA HOOSE KA DAAWO QUDBADDA MADAXWEYNAHA