Daawo:-Noole Aadami u Eeg Oo Marna Soconaaya Marna Duulaaya Oo Kamada Nabadgalyada Turkigu Ay Duubtay

Turky(SLpost):- Kamarad ku dhegsan jid hay way ah oo ku yaala dalka Turkiga ayaa duubtay, noole dadka badankoodu jin u aamineen, qaarna noolayaasha kale ee meerayaasha inala jaarka ah ka yimaada ku macneeyeen, laakiin aan ilaa wali cid macno buuxa u samaysa la hayn.

 
https://youtu.be/HvQyP2_KxUg