Daawo:-Nolasha Sii Adkaanaysa Oo Ku Kaliftay Qaar Ka Mid Ah Haweenka Boorma Inay Kuuli Noqdaan

Boorama(SLpost)-Inta badan nolsha Somaliland ayaa haatan u muuqata mid sii qaaliyoobaysa, waxa sida oo kale sii yaraanaya awooda aabuhu uu u lahaa soo raadinta quudka caruurtiisa, waxaana taasi sababtay in qaar ka mid ah haweenka reer Boorama ay ka shaqeeyaan shaqooyin adag sida kuuliga.