Daawo:-Muuse Biixi Oo Soo Dhawayno Diiran La Kulmay

Hargyesa(Slpost)-Musharxa xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhawayn uu ku diirsaday kala kulmay deegaano badan oo hoosyimaada Baligubadle iyo Gabiilay oo uu socdaal ku soo maray, Musharax muuse ayaa dadka deegaanadaas ku dhiiri galinaayay diiwaangalinta codbixinta inay galaan.
https://youtu.be/IyjvkIDuNFw