Daawo:-Muuqaaladii Somaliland Ugu Quruxda Badnaa Oo Hees Macaan La Saaray

Hargyesa(Slpost)-Muuqaaladii ugu quruxda badnaa Somaliland 2016 ayaa haatan halkan lagu soo bandhigay iyada oo la saaray hees macaan, muuqaalkan ayaa ka kooban qaybaha kala duwan ee dalka, sida nuuraha,garoomada dhismayaasha iyo waxyaabo badan oo kale