Daawo:-Mulkiilahii Doonidu Kaga Gubatay Dekeda Berbera Oo Magdhaw Dalbaday Kana Hadlay Qaabka Ay U Gubatay

Hargyesa(Slpost)-Mulkiilihii ay doonidiisu kaga gubatay magaalada Berbera oo ka hadlay qaabkii doontiisu ay u gubatay, isla markaasna xukuumada Somaliland u soo gudbiyay inay magdhaw ka bixiso gubashada doontaas.
https://youtu.be/_KsauIGc3Ao